xaaska markey uurka leedahay ogoow waa kacsi badan tahay ee qaabkaan ugu tag

xaaska markey uurka leedahay ogoow waa kacsi badan tahay ee qaabkaan ugu tag

Ma jiraan labo haween ah oo dareema si isku mid ah waqtiga uurka. Haweenka badankoodu, uureysigu ma beddelo xiiseyntooda galmada.
Haweenka qaarkoodna, xakamaynta dhalmadu waxay u ahayd carqalad, isla markaana waxaa laga yaabaa inuu uureysigu u yahay waqti xorriyad. Waqtiyo dhowr ah, haweenka qaarkood ayaa laga yaabaa iney dareemaan iney “luminayaan qaabkooda iyo sida ay u eg yihiin” waqtiga uurka.
Qaar ayaa laga yaabaa iney ka fogaadaan galmada, iyagoo dareemaya rabitaanka oo aad u yar. Kuwa kale ayaa laga yaabaa iney doonayaan galmada iney lammaanahooda uga helaan dib u xaqiijinta inuu weli jecel yahay waxayna u arkaan mid soo jiidasho leh.
Haddii aadan xiiso u haynin galmada, kala hadal lammaanahaaga. Waxaa laga yaabaa iney lammaanahaaga ku adag tahay inuu fahmo haddii aadan kala hadlin.


thumbnail Title: xaaska markey uurka leedahay ogoow waa kacsi badan tahay ee qaabkaan ugu tag
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-07T15:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
xaaska markey uurka leedahay ogoow waa kacsi badan tahay ee qaabkaan ugu tag



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 07, 2016 and have 0 comments