Xiriir Jaceyl Xanuun badan -Alla maxaa sidan Iigu galaysa Wan Ku jeclahaye ?! (Akhriso)

Xiriir Jaceyl Xanuun badan -Alla maxaa sidan Iigu galaysa Wan Ku jeclahaye ?! (Akhriso)

Qisadaan oo ah Dhacdo murugo leh isla markaana xambarsaan tiiraanyo xanuun badan oo hadaad aqrisato aad dareemeyso xanuun badan adiga oo aysan kugu dhicin qisadaan balse maxaad maleysan kartaa hadii ay kugu dhaci laheyd aqristow?

Qisadaan waxa ay muujineysa sida dadka qaarkii ay jaceylka ula dhaqmaan oo aysan marnaba ugu jixin jixin nafta jacel waxa ay dhaxmartay lamaane somaaliyeed oo Ku kala nool labo qaaradood oo aad u kala fog qaaradaha africa iyo yurub waxaana lagu kala magacaaba Max,ed iyo Caa,isha.

Max,ed waxa uu ku nool yahay dalka s/africa waana shaqsi firfircoon oo iska xamaasha isla markaana aad u dabeecad macaan waxaana uu xariir jaceyl kala dhaxeeyey Caa,isha oo ku nool wadanka Swedan oo ay isku barteen chating soomaalida ay aad u isticmalaan.

VIDEO HOOSE KA DAAWO;


thumbnail Title: Xiriir Jaceyl Xanuun badan -Alla maxaa sidan Iigu galaysa Wan Ku jeclahaye ?! (Akhriso)
Posted by:galmada Net
Published :2016-03-23T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xiriir Jaceyl Xanuun badan -Alla maxaa sidan Iigu galaysa Wan Ku jeclahaye ?! (Akhriso)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at March 23, 2016 and have 0 comments