Alhamdulilah dheh markaad muuqaalkaan daawato kadib allah swt ku mahdi

Alhamdulilah dheh markaad muuqaalkaan daawato kadib allah swt ku mahdi

dad yahow ma dareeno nimcooyinka aan heysano ilaa nagala qaado nimcooyinkaas mid kamid ah kadib ayaad dareemeysaa nimcadaas ku dhaaftay

bal muuqaalkaan daawo kadib xasuuso nimcooyinka uu illaahey swt ku siiyay mar walbana ku shukri allah ku abuurtay

waa nimcooyinka alle mid kamida wali lisma gaarin oo lama soo koobi karo nimcooyinka allah swt ku siiyay

mar walbo aan is xasuusina allaha swt kacabsigiisa iyo inaa ku shukrino nimcooyinkaan heesano

bal fiirso halkaan guji nimcadaa ilaah kusiiyay adiga dadka qaarna ka maqantahay