Arag Sawirada: kooxda daacish oo bilowday arxan daro iyo sii ay dadka ugu…

Arag Sawirada: kooxda daacish oo bilowday arxan daro iyo sii ay dadka ugu…

Dagaalyahano ka tirsan kooxda Daacish gaar ahaan kuwooda ka dagaalama gudaha dalka Siiriya ayaa waxa ay soo bandhigeen muuqaal argagax leh , ka dib markii ay nin dhalinyaro ah oo Maxbuus u ahaa dusha sare ka marsiiyeen Kaare ama Taangi .

Maxbuuskaan oo loo soo xiray dhar gaduudan ayaa la is taajiyay wado dhexdeeda waxaana la jiirsiiyay oo la dardarsiiyay Kaare ama Taagi kaas oo isku dayay in uu naftiisa kala baxsado balse wuxuu ka xirnaa gacmaha iyo Lugaha .

Kooxda Daacish ayaa horay u soo bandhigtay dilal ay fuliyeen oo aad looga argagaxay waxaana ka mid ahaa dad nolasha lagu gubay iyo Caruur aad u yar yar oo tooganaya maxaabiis kala duwan , taasi oo caro weyn galisay dhamaan hay´adaha u dooda xuquuqda aadanaha .


thumbnail Title: Arag Sawirada: kooxda daacish oo bilowday arxan daro iyo sii ay dadka ugu…
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-19T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arag Sawirada: kooxda daacish oo bilowday arxan daro iyo sii ay dadka ugu…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at April 19, 2016 and have 0 comments