Cabdi Good Oo Kabaha kula dul socday Heesta SURBACAAD -DAAWO

 Cabdi Good Oo Kabaha kula dul socday Heesta SURBACAAD -DAAWO



Duqa looga bartay dhaliisha heesaha jawiga cusub ayaa hada dib usoo laba kacleeyay ka dibna karbaash u qaatay heesaha ay qaadaan Yurub Geenyo iyo Mursal Muuse gaar ahaan heesra Surbacaad oo malaayiin qof daawadeen.



“Surbacaadka caashaqa
Maku saamaleeshaa
Saqda dhexe Habeenkii
Miyaa lagu salaamaa” Heestan ayuu kabaka kula dulsocday.




RIIX HALKAAN KA FIIRSO HEE kkk