DAAWO: Mucjisada Rabaaniga ah ee Alle Quraankiisa Ku Sheegay (VIDEO)

Waxaan halkani iduunku soo bandhigaynaa Barnaamij laga diyaariyay mucjisada rabaaniga ah ee ka jirta goob loo dalxiis tago oo ku taala dalka Koonfur Africa.

Mucjisadan ayaa ah goob ay isugu yimaadaan Labada Badood oo lagu kala magacaabo Badweynta (Pacific Ocean iyo Antlantic Ocean), iyadoo biyaha labadani badood ay yihiin kuwo aan isku darsamin ama aanan Milmin.


Mucjisadan uu Rabbi ku sheegay quraankiisa ayaa waxaa Wariyeyaal Soomaaliyeed u suuro gashay inay soo duubaan oo dadka aan waligood booqanin goobahani ay fursad u helaan inay arkaan.