Fanjartaada Hakula Boodin Cambarka, Dumarku Taa Waxey ka Doorbidaan Istiinka Iyo Raaxaysiga guud ee jirka!

Waqtiga cayaarta sariirta uu ninka raga wadi karo, ragu waa aay ku kala duwanyihiin waxaayna ku xirantahay inta waqti uu ruux walba ka badanyahay ruuxa kale Cayaarta Sariirta maxaa yeelay, haddii uu xaas lahaa mudo sideed bilood ah, waa uu ka waqti gaabanyahay ruuxa muddo 4 sanno lahaa. maxeey ka koobantahay cayaarta,

1- Niyad, in ruuxa niyaa uga soo dhacdo in uu galmo sameeyo,

2- in uu u Diyaargroobo,

3- in uu Istiimis ama romance uu la yimaado,

4- in uu Galmo la imaado 5- iyo gunanadka Galmada.

5 Qeybood midba waxaa loo baahanyahay waqti looga tala galay in aay socota tusaale ahaan niyada waa in aay waqtiga uun kaaga soo dhacdaa waxaana kugu soo dhici kartaa meel walba oo aad joogto, adigoo xaaskaaga la kulmo maalin iyo habeen midey doonto ha ahaato, diyaar garowgana waa in aad xaaskaaga ku dhilasaa halka aad adiga taagantahay.

Waxaa dhici karta in aayan wali hawaysan ayada niyada aayan uga jirin waa in aad la timaadaa maskadxii aad ku galin laheyd sidii aay u niyaysan laheyd waana adigoo, isdiyaarisaa dhanka nadaafada, soo jiidashada iyo sheekadaba, istiimiska ama roamce-ga waa in uu ka xeeldheeraa waqtiga aay galmada soconayso ugu yaraana waxaa wanaagsan in la sameeyo 30 daqiiqo sida aay xaqiijiyeen dadka ku xeeldheer cayaarta Sariirta, waxaa jira rag dhaqsa biyo baxo.