Hadii Aad Geerarkan u Dirto Qofka Aad jeceshahay U Sameyn ku Yeelan Waayo Warkeyga iska Tuur.

Hadii Aad Geerarkan u Dirto Qofka Aad jeceshahay U Sameyn ku Yeelan Waayo Warkeyga iska Tuur.

Waxaa jira lamaan iska jecel kuwaas oo isku dira fariimo jacely iyo hadalo macaan kuwaas uu marka uu qof aqri soo jeedata jaceelka uu qofka kale u qabo sida dhawaan ay shaaciyeen dad ku xeel dheer arimaha bulshada.

Geerarkan aan hoose ku xisi doono waa geerar markii aad u dirto qofka aad saxiibka latahay uu sameyn buuxda ku yeelan doono qofka aad u dirtay hadii uu sameyn ku yeelan waayo geerarkas warkeyga danbe iska tuuur kkkk.

HOOSE KA AQRISO GEERARKA.

1: Ifka adiga mooye ma xasuusto qof kale

2: ifka adiga mooyee ma qadariyo ruux kale

3: ifka adiga mooye ma eego indha kale

4: ifka adiga mooye qof kale kalsooni ma siiyo

5: ifka adiga moyee qof kale ma tabo qalbigeyga

6: runtii waxaad tahay waxad tahay ifka nolasha ilove you


thumbnail Title: Hadii Aad Geerarkan u Dirto Qofka Aad jeceshahay U Sameyn ku Yeelan Waayo Warkeyga iska Tuur.
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-20T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Hadii Aad Geerarkan u Dirto Qofka Aad jeceshahay U Sameyn ku Yeelan Waayo Warkeyga iska Tuur.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at April 20, 2016 and have 0 comments