Kaftanka nuucaan oo kale ah lamaanaha waa ka mamnuuc qatar ayuuna keenaa Daawo

Kaftanka nuucaan oo kale ah lamaanaha waa ka mamnuuc qatar ayuuna keenaa Daawo

kaftmada qaar ka mamnuuc siiba lamaanaha isqaba ineey iskula dhaqmaan

kaftamadaan oo kale waxey sameeyaan in lamaanaha kula kala guuraan oo meeshan furiin ka dhaco marka iska ilaali kaftamada nuucyadaan oo kale

kaftamada lagaa mamnuucay waxaa kuu sharaxeyso gabar iyo wiil lamaana ah oo u digaayo lamaanayaasha kale ineey kaftan ka dhigtaan sidaan oo kale


riix halkaan ka fiirso muuqaalka