Maxaay Tahay Sababta Rasmiga ah ee Ka Danbaysa Bur-Burka Qoyska: WARBIXIN

Maxaay Tahay Sababta Rasmiga ah ee Ka Danbaysa Bur-Burka Qoyska: WARBIXIN

Waxaa  sanadahani danbe  aad u tira batay furiinka,ama kala taga lamaanaha is  qaba  ee sida lama filaanka, ah durba u ku kala taga balse  su’aasha ah maxaa keenay furiinka ayaa noqotay mid soo no noqata.

Hadaba waxaa dhahi karnaa bur  burka  qoysaska,  waxaa loo aanayan karaa in aay salka ku hayso arimo fara badan oo aan  qaaar ka mid ah astaamahoodaa aan hoos ku xusi doono.

Waxa keena furiinka waa wax aad u adag hadii si loo eego hasa yeeshee waxay sheegaan dadka ku taqasusay arrimahaan in loo aaneeyo arimao fara badan  oo aan ka xusi karno.

1 dhibaato dhaqaale oo soo wajaha  qoyska
2 In lakala fogaado  oo laba meel aay ku kala noolaadan qoysaska
3 dabeecada oo lagu kala duwanaado.
4 balwadda  lamanaha is qaba mid ka mid isticmaalo Balwada
5 dhaqanka oo lagu kal duwanaado
6 gogosha oo leeskaga kal heli waayo  oo mid ka mid ah  lamanaha gogasha mid kale  ku qancin waayo.

7 faragalin ku timaada lamaanaha dhankasataba ha ahaatee,
Marki si fiican aan u eegno nolosha bini’aadamka waxa ugu muhiimsan waa guurka sidaas daraadeed ayaa dadka badankiis u arkaan furiinka in ay tahay guuldaro ku timaada guurka.

Balse waxaa la doonaya inta badan had iyo jeernain lagu dadaalo samirka iyo dulqaadka., murtida ama maah maahyada Soomaaliya ayaa oranaysaa Haween ka samir ama u samir  taasi oo loola jeedo in aay haweenka cara badan yahiin inta badan.

Hadaba  qormadayna tan xigta ayaan ku soo qaadan doona, sirta  rasmiga ah iy sabo badan oo loo aanayo furiinka haduu allah ka dhigo, wixi kordhin iyo fikradahna waa idiin furan tahay.



thumbnail Title: Maxaay Tahay Sababta Rasmiga ah ee Ka Danbaysa Bur-Burka Qoyska: WARBIXIN
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-22T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaay Tahay Sababta Rasmiga ah ee Ka Danbaysa Bur-Burka Qoyska: WARBIXIN



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at April 22, 2016 and have 0 comments