Muuqaal:- Nelson Mandela oo taallo looga taagey falastiin (Daawo)

Muuqaal:- Nelson Mandela oo taallo looga taagey falastiin (Daawo)

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa taallo looga taagay magaalo ku taala dhulka reer Falastiin, gaar ahaan magaalada Ramallah.


Taalladaasi oo dhererkeeda dhan yahay lix mitir ayaa laga taagay bartamaha magaalada Ramallah. Munaasabadii furitaanka taalladaasi aya waxaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha Dowladda Falastiiniyiinta Maxamud Cabaas, madax ka tirsan xukuumadiisa iyo boqolaal dadweyne ah oo ka soo qeyb galay daah furka munaasabadda taallada Nelson Mandela.

Nelson Mandella wuxuu astaan u yahay nabadda bacdamaa uu halgan dheer u soo galay xornimada dalkiisa oo caalamka u noqotay astaan lagu daydo.

thumbnail Title: Muuqaal:- Nelson Mandela oo taallo looga taagey falastiin (Daawo)
Posted by:galmada Net
Published :2016-04-28T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Muuqaal:- Nelson Mandela oo taallo looga taagey falastiin (Daawo)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at April 28, 2016 and have 0 comments