Qosol aduunka Nin Wayne oo Fule Ah oo ooynaayo dabal mayaqaano kkkk 2016

Qosol aduunka Nin Wayne oo Fule Ah 2016

xariifkaan waa nin weyn ahdana aan aqoon dabaal 

ciyaalka xaafada ayaa soo siray oo ku dhahay soo bax dabaal ayaan ku bareynaaye

markeey bada dhaxdeeda geeyeen isaga qaaday faraha oo kala caray saaxiibkaa markaas asigiina naxdin iyo oohin isku darsaday kkkk

hadaadan daawan karin nin weyn oo ooynaayo ha isku fiirsanin abaa qosolka ayaa kaa dhamaanaayo kkkkkkkkkk

riix halkaan ka fiirso waxa meesha ka dhacay