VIDEO:- Wiilkeyga uma eka caruurteyda kale sedex jeer ayaana DNA ka qaaday Reerka ninkeygana iguma kalsoona ?

VIDEO:- Wiilkeyga uma eka caruurteyda kale sedex jeer ayaana DNA ka qaaday Reerka ninkeygana iguma kalsoona ?

daawo qiso xanuun leh oo heysata gabadhaan la qabo oo murugeysan arinteedaa usoo bandhigtay bulsho weynta somalida in laga taliyo niyadana loo dhiso

gabadhaan ayaa taladiina u baahan somali weyn adinkoonan si qaldan wax u fiirin balse qofkaan dumarka talo wanaagsan siiyay oo diiniya

wadaad ayaa ugu jawaabay suaasha gabadhaan video ga ka dhageyso adna wax waad ku darsan kartaa


riix halkaan ka fiirso muuqaalka