Arrag Sawir qosol badan oo laga sameeyay Siyaasada uu Xassan Sheekh la dheelay Xildhibaanada

Arrag Sawir qosol badan oo laga sameeyay Siyaasada uu Xassan Sheekh la dheelay Xildhibaanada


Sawirkaani ayaa waxaa lagu matalayaa Siyaasadda uu Madaxweyne Xassan Sheekh la dheelay Baarlamaanka Somalia.


Sawirkaani ayaa waxaa laga sameeyay Madaxweyne Xassan, Sharmaarke, Jawaari iyo Xildhibaanada oo dhinac ah.


Waxaa lagu muujiyay in Xassan Sheekh uu guul ka gaaray loolankii uu kula jiray Baarlamaanka iyadoo ugu danbeyntii u suuragashay in shabaqa uu ku hubsado nasiibkiisa.