Daawo: Gabar Somaliyed oo Dunida ka yaabtay kadib wax cusub ay soo kordhisay.!!

Gabadh Soomaaliyeed oo la yiraahdo Sacdiya ayaa guul wax ku ool ah ka soo hoyisay ganacsi,taasi oo Soomaalida maanta ay ku faanto.

Sacdiya oo ku magac dheer Sacdiya Source oo aad u maleyso in Shirkadeeda ganacsiga loogu magacdaray (Shirkada Sacidya Source).

Sacdiya oo warbaahinta si aad ah kaga muuqata ayaa Hada lagu soo qaaday Barnaamijka Doorka Haweenka iyo Waxtarka Dumarka ee ka baxa Tv-ga Soomaaliyeed ee Somali Cable oo fadhigiisu uu yahay magaalada London ee cariga dalka Ingiriiska.

Daawo: Gabar Somaliyed oo Dunida ka yaabtay kadib wax cusub ay soo kordhisay.!!


HALKAAN KA DAAWO MUQALKA