Daawo:- Qisada Gabadh Gaalo Aheyd Oo Qoys Faqiir Falastiiniyiin Ah Dartood Ku Islaamtay

Daawo:- Qisada Gabadh Gaalo Aheyd Oo Qoys Faqiir Falastiiniyiin Ah Dartood Ku Islaamtay

gabadhaan ayaa qaabkeey kusoo islaam tay markaan daawaday iga ilmeysiisay

gabadhaan ayaa allah swt hidayah siiyay oo soo islaamtay waa gabar nasiib badan

markey ka sheekeyneyso waa yabeysaa dhiiga ku kacaayo abaa

aniga qoraa ahaan waxaan allah swt ugu mahad celinayaa inuu iga dhigay islan aana ku dhashay islaam qoys islaam ah alxamdulillah

waa nimco aad u weyn oo aduunyo iyo aakhiraba nolosheyda ka dhigtay mid dagan oo naxariis dareenta mar walba


riix halkaan ka fiirso video ga gabadhaan gaalada aheyd oo qooys falastiin ah dartood ku soo islaamtay