Daawo Tahriibayaal Oo Dumarkii La Fuulayo Raggiina La Dilayo

Daawo Tahriibayaal Oo Dumarkii La Fuulayo Raggiina La Dilayo 

muuqaalada nuucaan ayaa waayadaan ku soo badanay internetka marka somalida safarka tahriibka galaan

safarkaan oo halistiisa badan tahay waa nolol ama geeri

rag badan ayaa noloshooda ku wayay iyo dumar ba

marwalbana idaacadaha waa ka wacyi galiyaan dadka una soo tabiyaan halistiisa

balse taas ma ka dhigeyso dadka ineey ku quustaan oo marba marka ka si danbeysaa waxaa sii kor dhaayo dadka u tahriibaayo qaarada yurub amerika iyo australia

waa layaab maanta waxaan idiin tusey muuqaal tahriibayaal somali ah oo ragiina la dilaayo dumarkiina la kufsanaayo


riix halkaan ka fiirso muuqaalka