Deg Deg Daawo Madaxwayne Silanyo oo Cadho Kaga Soo Baxay Jabuuti Markii Meeqaam Liita Jabuuti ku Qaabishay.

Hargeysa(Gaaroodimedia)Madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silanyo ayaa si kedis ah kaga soo baxay Dalka Jabuuti oo uu maanta kaga qayb galay caleemo saarka madaxwayne Ismaciil Cumar Geelle.

Madaxwayne Silanyo oo si meeqaam liidata oo ay reer somaliland ka cadhoodeen lagu qaabilay ayaa la sheegayaa in uu badelay qorshihiisii ahaa in uu Jabuuti ka sii duulo oo uu uu safarkiisii Dubai sii wato balse madaxwayne silanyo ayaa Hargeysa dib ugu soo laabtay isaga oo markaasina aan magalada soo galin ee Garoonka diyaarad kale ka sii raacay.

thumbnail Title: Deg Deg Daawo Madaxwayne Silanyo oo Cadho Kaga Soo Baxay Jabuuti Markii Meeqaam Liita Jabuuti ku Qaabishay.
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-09T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Deg Deg Daawo Madaxwayne Silanyo oo Cadho Kaga Soo Baxay Jabuuti Markii Meeqaam Liita Jabuuti ku Qaabishay.

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 09, 2016 and have 0 comments