Dumarka sunada ah Sidaan ayaa loo xaliyaa Daawo Cilmi baaris xaqiiq Ah

Dumarka sunada ah Sidaan ayaa loo xaliyaa Daawo Cilmi baaris xaqiiq Ah

Salaaaxida Haweenka sunada ah kuma koobno oo kaliya labada naas balse waxaa loo bahanyahay in la salaaxo meelo kale oo jirka kamid ah sida labadeeda waqqood,gudaha boodyooyinka,gumaarka,faruuryaha iyo cambarka.Haweenka ayaa jecel in ninku labad cajar dhexdooda kaga salaaxo mid kamid ah mid kamid ah labadiisa gacmood isagoo isla markaas tan kale kaga salaaxaya labadeeda naas.
Marka gacanta ninka ay soo maamusho naashaha iyo shafka xaaskiisa waxay u degtaa dhinaca caloosha iyadoo salaaxeysa rugta xudunta dabadeedna u jiitameysa dhinaca cajarada iyo gumaarka halkaas bayna in muda ah ku noq noqotaa.
Marka xaaskaagu si wannagsan istiinka u qaato labadeeda bowda ayaa iskood u kala kaca wayna kala wadhaa,faruuryaha waaweynee cambarkana way kala fogaadaan ,qanjirradiisuna soo daaayaan dheecaan qooya cambarka gudihiisa oo idil.
Marka aad Dareento in Xaaskaagu aad u kacsantaghay lana jaan qaaday istiinka ayna kala dhacdo u gudub howshii cusleyd ee galmada weyn aheyd.



 


thumbnail Title: Dumarka sunada ah Sidaan ayaa loo xaliyaa Daawo Cilmi baaris xaqiiq Ah
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-13T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka sunada ah Sidaan ayaa loo xaliyaa Daawo Cilmi baaris xaqiiq Ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 13, 2016 and have 0 comments