Farxiya fiska iyo kabayare oo laga cabanaayo Qalad ay xalay galeen Daawo muuqaalka

Farxiya fiska iyo kabayare oo laga cabanaayo Qalad ay xalay galeen Daawo muuqaalka

show ay xalay ku qabteen yurubta galbeed ayaa waxey ku soo bandhigeen muuqaal laga cawday qurba joogta oo dhan

maxaa yeelay waxey usoo labisteen sida fanaada rihana iyo madona oo kale

labadaan fanaan ayaa muuqalkaas ku waayay taageero badan oo lagu oryay

intuu showga socday ayaa dhagaxyo lagu tuuryeeyay xitaa

adaa yaabi doonee muuqaalka fiirso waxna ka dheh abaa


riix halkaan ka fiirso muuqaalka