Guurdoon Jaceeyl Iyo Geeraar Naf Guurlaga Rabo Iyo Raaxo….

Guurdoon Jaceeyl Iyo Geeraar Naf Guurlaga Rabo Iyo Raaxo….

Guurbaan kaa rabaa macaaneey
Gacan aan wadaagnoo oo aanu is
Guri xalaal ah aan degnoo
Garab wacan I siiyoo
Garwaaqso hadalkeyga
Mar haddaan is gacloonay
Is garabsano wacanaa
Samir baan kuu wadaa
Sacabo xalaal ahoo wacan
Samir iiga gudoon
Sababtaa waxaa leh
Ilicii horoon marnay
Samirkiisii weeyaan
Suuradaadaa wacan baa
Suniyahaa I deeqee
Sambabada iyo calooshiyo
Seedahey I gooyeen
La,aantaada samri waayoo
Ilaa aan saxaro
Sir dambe kaa rabee
Suurta geli guurkaan

adiga ayuu kugu xiran yahay mustaqbalkaygu macaaneey



thumbnail Title: Guurdoon Jaceeyl Iyo Geeraar Naf Guurlaga Rabo Iyo Raaxo….
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-07T00:10:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Guurdoon Jaceeyl Iyo Geeraar Naf Guurlaga Rabo Iyo Raaxo….



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 07, 2016 and have 0 comments