Ilmada ayaa ka qubaneeysa haddii 4 taan meel hadaad faraha kaga salaaxdo

Ilmada ayaa ka qubaneeysa haddii 4 taan meel hadaad faraha kaga salaaxdo

Waa wax la oogsan yahay in haddii tiirarka dhisamaha yihiin kuwo xooggan aad u wanaagsan in dhismahaas uu gaarayo muddo sanado badan isla markaana uu iska difaacayo wax waliba oo bur burin kara .Sidaas oo kale ayay shumis.net  ku leedahay xariirka dadweynahana waa sidaas haddii loo sameeyo tiirar xooggan iyo difaacyo wanaagsan dhab ahaan xariirkaas waxa uu noqonayaa mid caafimaad qaba oo guuleysta , ayna sii dheer tahay in labada dhinac ay ku noolaanayaan farxad ayna ka hor tagi karaan dhibaatooyinka daweynaha uga imaanaya ee ka dhanka ah xariirkooda .

Waxa aya bahda shumis.net warbixintaan ku soo koobayaan tiirarka iyo difaacyada xariirka guuleysta ee il gaar ah isaga yeelo aqriste .

1- Jaceyl : inta badan xariirada lagu dhisay jaceylka iyo kalgaceylka waxa uu noqdaa mid xooggan oo farxad laga qaadayo , jaceylka waa wadnaha xariirka kaasi oo dhiigga guusha ku soo shuba xariirka , ogoow jaceylka waxa uu qofka dareensiiyaa nabad galyo .

2- Kalsooni : suura gal ma aha in qof lala dhiso xariir guul ah haddii aysan jirin kalsooni la is weydaarsanayo labada dhinac , haddii xariirka yahay mid ay ka maqan tahay kalsoonida kuna dhisan shaki waxa uu noqonayaa xariir laga niyad jabo oo kaliya waxa ay labada dhinac u soo jiideysaa caajis.



thumbnail Title: Ilmada ayaa ka qubaneeysa haddii 4 taan meel hadaad faraha kaga salaaxdo
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-06T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ilmada ayaa ka qubaneeysa haddii 4 taan meel hadaad faraha kaga salaaxdo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 06, 2016 and have 0 comments