qaabka ay gabdhuhu u fiiriyaan dadka iyo,Qaabka lagu ogaado marka Haweeneedo Weerar ku tahay Saygeeda iyo sida ay isku Qal Qaloociso,

qaabka ay gabdhuhu u fiiriyaan dadka iyo,Qaabka lagu ogaado marka Haweeneedo Weerar ku tahay Saygeeda iyo sida ay isku Qal Qaloociso,

Sida badan dumarku waa ay ka dareen badan yihiin raga , balse Eebe waxa uu xeyndaab uga Dhigay Xishood, gabdhaha qaar marka uu qofka raga ihi ee ajanibta ay is arkaan iyagoo aan aqoon ayay gafuurka u taagan iyadoo marka uu fiiriyo qof aan aqooon u lahayn ama uu isha la raaco is giijisa camankana buuxisa , qaar ayaa ku dara iswalaaq iyo kibir halka qaarna ay san ba dan iyo helo kalahay, hadaba dareen ahaan ama qabasha gabdha haasi maxaa  farqi ah oo u dhaxeen kara,
FARQIGA U DHAXEEYA ,

1)   MIDA IS XANAAJISA  Ayadoon wax aqoona u lahayn qofka soo fiiri yay ee ajnabiga ka ah ama (strange) waxaa lasheega in qofka nuucaas ah ee tahay dumarka mida ugu soo dhaweenta badan marka aad ku dhirato inaan lahadsho.   sida sawirkan kamuuqata haweenadan waxa ay dareemeysa oo ku taameysa qofkeeda waana xalad ay ku dareen siin karto inay tix gilin markaaas ku haydo ha noqoto xag jaceyl ama xag galmo,

sida lo ogaado marka ee shumis daremayaan

2) QAARKOOD WAA SIDA QOF Bartii Yaqaan ah oo ma sahlana sida ay waji furan ugu soo dhaweeyaan qof kucusub  waana nuuca is walaaqa iyo iskala gadinta kula dhaqma raga qaarki,, waloow raga somalida ay yihiin kuwa inta badan isku daadiya dumarka macaamiil na ay u noqdaan ayaa keneysa inuu san qiima la lahayn qofka kucusub iyadoo maanka ku haysa inay hanan karto araaji cusub , iyadoo loo badiyo in qofka kadaba adeega uun marka danbe laga yaabo inuu hanto.

 sida sawirkan kamuuqata waa xaalada common ah oo lagu garto  gabdhuu marka ay kugu maqan yihiin uyagoo is maamahiya fartana dhaxda ka qaniina.
  qodobka labaad iyo xishoodka xaga galmada,

tanina waxa ay tusi nay saa qabka ay isku giijiyaan iyadoo ku dareen siin karta  ama kala hadli karta girkeeda (Boddy language ) laga yaabo inay buur isi saaray so bale mar hadii ay sidaa isku taagto waa qof ku jantay, ama ku danenaya oo kugu maqan.

qodobka labaad iyo xishoodka xaga galmada,
INTA Badan  Habluhu way xishood badan yihiin, siiba arrimaha galmada  sida Raga oo kale baahidooda galmo ma ahan kuwa qayixi kara ama la wadaagi kara lamaa  naheeda,   kuwa da’da yar oo ay dadoodu  u dhexaa 15 ilaa 29 marka  qaar kamid ah oo waliba kuwa gennration kaan ah waa laga yabaa inay i ndha adeeg la yimaadaan , haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :

  QAABKAN XIGA  WAA QAABKA ISKU DIYAARIYAAN, WAANA (OLD SCHOOL)

1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay
2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda
3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso. SI Ay saliida ugu kiciso odageeda
4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix oo ee masaagee marka uu ninki masage ka bilaabo oo u jirkeeda taabto inta badan raga waa ay dabqaataan waxa ayna ilaabaan in loo diray riix riix, oo wuxuuba bilaaba wax ka dheer wixi laga codsaday ,



thumbnail Title: qaabka ay gabdhuhu u fiiriyaan dadka iyo,Qaabka lagu ogaado marka Haweeneedo Weerar ku tahay Saygeeda iyo sida ay isku Qal Qaloociso,
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-31T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
qaabka ay gabdhuhu u fiiriyaan dadka iyo,Qaabka lagu ogaado marka Haweeneedo Weerar ku tahay Saygeeda iyo sida ay isku Qal Qaloociso,



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 31, 2016 and have 0 comments