Qisadii jacayl ee Boodheri iyo Hodan

Qisadii jacayl ee Boodheri iyo Hodan

Waxaa laga yaabaa inaad maqashay qisadii caan baxday ee Jacaylkii Cilmi Boodheri iyo Hodan - oo la sheego in Cilmi uu u geeriyooday jacaylkii uu u qaaday Hodan.

Haddaba Ma dhabbaa Jacayl waa loo dhintaa? Waa magaca buug uu ka qoray qisadaasi, Rashiid Maxamed Shabeele oo ah wiil ay dhashay Hodan.

Buuggan waxaa markii ugu horreysay lagu daabacay Madbacaddii Qaranka ee Soomaaliya sanadkii 1975, laakiin muddo afartan sano ka badan ayaa mar labaad dib loo daabacay oo toddobaadkan lagu soo bandhigay magaalada London.

Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa ka wareystay Rashiid Maxamed Shabeele oo weydiiyay waxyaabaha ku cusub daabacaaddan labaad iyo suaalo kale ee ku saabsan qisada.


thumbnail Title: Qisadii jacayl ee Boodheri iyo Hodan
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-25T05:28:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qisadii jacayl ee Boodheri iyo Hodan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 25, 2016 and have 0 comments