Sheeko Cajiib ah sida ay Ku Bilaatay Xariif Hilib la ah oo jaceylka aduunka u qaday gabar xaasle ah..

Sheeko Cajiib ah sida ay Ku Bilaatay Xariif Hilib la ah oo jaceylka aduunka u qaday gabar xaasle ah..

Xariif Hilible ah ayaa Gabar La Qabo Ka helay Maalinkasto Wuu
Dhaqaaleeya hadeey rubac Hilib ah iibsato kiilo ayuu siiyaa kadibna
Waxuu Dhahaa goormee Is Arkeenaa abaayo qali.
Ayadana Ninkeeda Ayeey u sheegtay Maalinti Dambe Waxaa
Buuxsantay Gabadhii Musqushooda Ninkeeda Waxuu Dhahay kii
Hilib Laha Wali Maku jecelyahay horta


Markaasay tidhii “Haa’ Asiga Soo Balami Guriga keen Marku Soo
Galo ALbaabka Aan Soo Garaacaa kadib Mushqusha Gal Dheh
ninkeyga Waaye
Sidiii ayeey Sameysay, ninkeedi baa imaaday musqusha ayuu
aaday mise waa ay xidhan tahay wuxuu dhahay yaa ku jiro
mushqusha? Gabadhi baa tidhii ninkii qodaayey baa kujiro.

. mmmmmmmmmmm!!!
sxbkaa sakeel, Baaldi Iyo Xadhig horay musqusha u dhax yaalay oo
ay sii diyaariyeen ayuu qabsaday horay ayuu musqul qodaalkeedi
kabilaabay cabsi darteed,


galabtii markuu dhameeyay hawshiisii buu soo baxay gabadhii iyo
ninkeedii oo kaabada gurigooda Casariyo ku cabaayo ayuu soo
agmaray isagoo uraayo


gabadhii baa dhahday, “aboow hilible goormeen is arkeynaa?
Sxbkaa isagoo ciil haayo maantana lagu shaqeeystay urkana qof ag
mari karin ayuu dhahay Markii Musqushiina Buuxsanto Lee Is
Arkeenaa kkkkkkk
Faaraxow Gabadh la qabo hadaad ka hesho waxaa suuro gal ah in
shaqada ninkaan ku dhacday ay kugu dhacdo mmmmmmmmmmmmmm


thumbnail Title: Sheeko Cajiib ah sida ay Ku Bilaatay Xariif Hilib la ah oo jaceylka aduunka u qaday gabar xaasle ah..
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-17T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sheeko Cajiib ah sida ay Ku Bilaatay Xariif Hilib la ah oo jaceylka aduunka u qaday gabar xaasle ah..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 17, 2016 and have 0 comments