Siigada Ragga Oo Dhabarka Laf Muhiim ah ka dhameysa iyo Dumarka Oo Sir loo helay

Siigada Ragga Oo Dhabarka Laf Muhiim ah ka dhameysa iyo Dumarka Oo Sir loo helay

Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno
“masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno
isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.
Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa
dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka
mid yihiin:
1­ Daal iyo tabardarri joogto ah
2­ Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah
3­ Timaha oo yaraadaan ama daataan
4­ Kacsi la’aan iyo biyo­bax degdeg ah
(Hawlgabka kacsiga ee dhalinta)
5­ Aragga oo caad yeesho
6­ Bisqinleyda iyo xiniinyaha oo xanuuna
7­ Xanuun iyo casiraad laga dareemo moqor
miskeedka iyo dabaqanaanta.
8­ Qofku wuu ku walfi karaa oo dhib ayay
hadhowdii ku noqoneysaa in uu iska gooyo
caadadaan.
9­Wuxuu kaloo keenaa waxa loo yaqaano “Semen leakage” oo ah in
biyuhu soo dareeraan iyadoo wax dareen kacsi ah uusan jirin.
10­ Dhibaato nafsaani ah sida hilmaamidda iyo
xifdin la’aanta.
Haddii aad u baahantahay faahfaahin dheeraad
ah waad na sii weydiin kartaa.


thumbnail Title: Siigada Ragga Oo Dhabarka Laf Muhiim ah ka dhameysa iyo Dumarka Oo Sir loo helay
Posted by:galmada Net
Published :2016-05-13T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Siigada Ragga Oo Dhabarka Laf Muhiim ah ka dhameysa iyo Dumarka Oo Sir loo helay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at May 13, 2016 and have 0 comments