Abhishek Oo Xaaskiisa Aishwarya Kaga Naxsaday Hadiyad Qaali Ah

Actorka-weyn Abhishek Bachchan ayaa si aad u  jecel xaaskiisa Aishwarya Rai Bachchan oo u dhashay gabahiisa yar, waxaana la sheegayaa in Abhishek ku muuji doono jaceylka uu u qabo xaaskiisa abaalmarin uu siinayo Aish

Inta badan waxay ku safartaa Aishwarya gaarigeyga laakiin markaan waxaan rabaa inaan u hadiyadeeyo gaari cusub, gaarahaan nuuca ay jeceshahay.

Abhishek Bachchan ayaa aad uga hela inuu ku socdo gawaarida laakiin waa ku yaryihiin kuwa qaaliga ah, sidaas darteeda wuxuu rabaa in xaaskiisa Aishwarya siiyo mid nooci ugu dambeeyay ah. 


W/Q :- Maxamed Sadiiq (Super Boy)

Shumis Kala Soco Arimaha Bulshada

shumis.net@hotmail.com