AGT - S4 - Aicha Somalia

AGT - S4 - Aicha Somalia

AGT - S4 - Aicha Somalia

waa gabar somali funny ah oo ka qeeb gashay tartamada arag got tallent loo yaqaano

xaliimadaan ayaa ka yaabisay juuriyaasha meesha fadhiya

gabadhaan oo aad u moodo ineey isku kalsoontahay aad iyo aad ayaa soo bandhigtay muuqaal indha sarcaad ah

hadaa daawato adaaba u codeyn doono waan hubaaye

intaanan ka ahordhicin bal daawo ee wax ka dheh xaliimadaan qurbaha ku kortay

markey meesha tartaan kasoo qeeyb galeysana isa soo qawisay waliba 

adaa yaabi doonee bal fiirso isma dhaheysid xaliimadaan ayaa soomaali ah


halkaan ka fiirso muuqaalka xaliimadaan aisha 


thumbnail Title: AGT - S4 - Aicha Somalia
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-06T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
AGT - S4 - Aicha Somalia



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 06, 2016 and have 0 comments