Aqri 4 Qodob oo Ninka Rag ah ku Qasba in uu Xaaskiisa Mid Kale La Guursado Dumarow iska Fiiri Qodo badaan..

Aqri 4 Qodob oo Ninka Rag ah ku Qasba in uu Xaaskiisa Mid Kale La Guursado Dumarow iska Fiiri Qodo badaan..

Waa su’aale waa goormee xiliga uu ninkaaga ku fakaro inuu kula guursado naag kale, mase ku fakirtay waxyaabaha suurta galka ee ku keeni kara inuu jeclaysto inuu labeeyo? qurbo ayaa kuu haya waqtiyada ninkaaga damci karo qof kale oo dumar ah.

Xiliga aad dhalmo dayso: Cadaadis wuxuu uga yimaadaa ninka dhanka bulshada isaga lagu dhaho waxaad ag fadhidaa qof dhalmada ka dhamaatay waxaana lagula taliyaa in uu guursado gabar yar, taladaas markii dambe noqota in uu meel mariyo ninkaaga talooyinka la siiyay.

Xiliga Uurka: In badan oo ka tirsan ragga ayaa aaminsan in ay naag uur leh aysan ka haboooneen utagis iyo u dhawaasho, waqtiga uurka oo ah mudo bilooyin ah iyo dhalmada oo maalmaha ayaa ragga qaar ku fikiraan in ay guursadaan qof kale.

Xiliga Caadada: Ragga qaar ayaa ah kuwa dareenkooda aan xakameen karin jecel in markasta ay heleen hoosha kala dhexeysa naagtiisa, ragga qaar ayaa ku fikira kala go’a ku yimid arinta in ay muhiim tahay in uu raadiyo qof kale isaga oo ka fikiraya dareenkiisa, dhacdadaan ayee qabsataa dumarka bil gudaheed 2 mar ku dhaca xeydhka ama mida xeydhkuudu uu gaaro isbuuc.


Adiga oo aadan is qurxin: Is qurxinta waa u muhiim dumarka, waana waxa soo saara heebada ay leeyihiin qurbo.net waxaa uu ku leeyahay indhaha ninkaaga maalinkii wuxuu qaban karaa dumar badan oo isaga soo jiita taas oo marka dambe adiga  uu arko mid aan laheen hore usocod, qurbo magazine ayaa  ku leh dumarka joogteeya labiska waa  kuwa inta badan la soo xasuusto.

Shakiga: Adiga oo la daba kaca ninkaaga shaki iyo waxyaabo isaga aad cadaadis ku saareeo ayaa marka dambe keenta in uu ninkaaga ku fakiro in hadii uu naag qabin xitaa sidaa markasta looga shakiye wuxuuna ku fikiraa laba joorba ma eed la aan doontid iska guurso.


thumbnail Title: Aqri 4 Qodob oo Ninka Rag ah ku Qasba in uu Xaaskiisa Mid Kale La Guursado Dumarow iska Fiiri Qodo badaan..
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-07T21:10:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Aqri 4 Qodob oo Ninka Rag ah ku Qasba in uu Xaaskiisa Mid Kale La Guursado Dumarow iska Fiiri Qodo badaan..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 07, 2016 and have 0 comments