Bigrada toliinka fircooniga ayaa layga furay ma dhibaa ila talitya

Waxaa i guursaday wiil wuxuu awoodi waayay inuu i bigra jabiyo lix ku dhowaad waan is qabnaa aniga fircooni ayaan u gudanahay wiilka wuxuu igula taliyay inaan isbitaalka tago, 


dakhaatirta isbitaalka waxay iga fureen tolmada gudniinka, kaddib waxay i soo siyeen gus bambiiro ah ama gus caag ah waxay igu 


dheheen midkaas ku fur markaan isticmaalay wuu galay laakin ninkayga haddana wuu awoodi waayay inuu dhamaytiro ma ka soo qaadan karaa mid ka weyn si aan ugu furo si fican ila taliya khayr Ilaahay ha idin siiyee, sweden baan ku noolahay


Jawaab talada guurka

Waxaa habboon inuu ninka naagtiisa si dabiici ah u furo hadduu awoodi waayo dhakhtarad ayaa u furayso, iyadoon la eegaynin waxa lagu furayo, laakin waxaa yaab leh nin bigrada caadiga ah furi la’ hadhow sidee buu naagtiisa u qancin karaa?!!