biyuhu markay igaso baxayan way idhiban?

asc walal aniyga dhibka i haysta wuxu yahay biyuhu markay igaso baxayan way idhiban wayna igu ragan heerban gadhay an xaaskayga ku orankari wayo galmo masamayn karno maxa igula talin lahayden dhakhtarna wanla xidhidhay waxba iguma sheegin?


JAWAAB: cilladaas waxad u isticmasha sida taladayda ah, Mooos, Lows, cinab,qare badan cun ama cab, xulbad cab cuntadana ku darso waxa ad ka heleysaa in dhabarku iyo dhaman jirka kale oo dhan ay dhecaan badan helan, dhabarkana waa ay u roontahay, biyahana waa ay badinaysaa, sido kale hadi ad daremeysid xanuun marka ay ka so baxayaa ciladdasi waxa ay noqon kartaa biyo yari ku haysa, waxad badsataaa xulbadda hadi aad awooddo waxad samaysaa in aad isticmaasho kaniiniyaal lagu sifeeyo kilyahay, waxa kale on ku shegi lahan taloyin badan o anigu an ku fa'idaystay lkn meshani waa sharac hadi ay macquultahay email iso dir.