Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ka howl gala magaalada Jowhar ayaa maanta ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan ninkii ka dambeeyay dilka Taliyihii Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka ee gobolka Shabeelaha Dhaxe
Ninka dilka ka dambeeyay oo magaciisa lagu sheegay Yuusuf Madoobe ,
ayaa maanta lagu soo bandhigay qabuurihii lagu aasayay Marxuun Cabdiweli Ibraahim Maxamed ,
waxana halkaasi kusugnaa Madaxda maamulka Gobolka Sh.dhaxe iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo saraakiil.
DAAWO SAWIRADA: Ninkii Dilay Taliyihii Nabad Sugida oo la hor geeyay Meydka Marxuunkii uu dilay

Posted by:
Published :2016-06-23T01:58:00+07:00
DAAWO SAWIRADA: Ninkii Dilay Taliyihii Nabad Sugida oo la hor geeyay Meydka Marxuunkii uu dilay
Posted by June 23, 2016 and have
0
comments
, Published at
No comments:
Post a Comment