Dhaqsi baan u biyabaxaa guurna waa rabaa

Dhaqsi baan u biyabaxaa guurna waa rabaa


walaaleyaal waad kumahadsantihiin webkaan wacan
ee aad umaadu ugu adeegeysaan kheyr badan Allaha idin siiyo
Walaale waxaan Rabaa inaan guursao dhawan inshaa Allaah lkn hal cillad


baan jirta waxaan iisu arkaa inaan dhaqsi biyo baxo marka qaab aan ujoojiyo


ama daawo fiican oo aan saameyn laheen iisheego Ilaahey dartiis
mahadsanidiid

Jawaab fiican

Walaal biyabaxa degdega ninka markuu dhalinyaro yahay oo uu guurka ku cusub yahay waa wax caadi ah, marka aad dhowr bilodd la joogto caadi baad noqonaysaa haka walwalin