dowladda somalia oo ansixisay in raga qaniisiinta is guursan karaan qodobo laga argagaxay ?

dowladda somalia oo ansixisay in raga qaniisiinta is guursan karaan qodobo laga argagaxay ?

dowladda somalia oo ansixisay in raga qaniisiinta is guursan karaan qodobo laga argagaxay ?

qodobadaan ay dowlada ansixisay waxaa ka mid ah in laba nin iyo laba naag is guursan karaan.

qodobada waxaa ka mid ah sida hoos ku qoran

1.  in la sahlo wax kasta oo fududeynaayo zinada laguna dhiiri galiyo dhalin yarada isticmaalka wax yaabaha uurka joojiya ama dib u dhiga sida cinjirka galmada iyo kaniiniyada iyo waxii lamid ah

2. in la baneeyo sinada loona arko xaq bani aadamku leeyahay

3. in la baneeyo laba qof oo isku jinsi ah laba rag ama laba dumar ineey is guursadaan

4. waxey kaloo amrayaan in la daahiyo guurka sharciga albaabadana loo furo sinada iyo galmada xaaraanta ah 

5. in la baabiyo masuuliyada uu ninku ku leeyahay qooyska (macnaha wilaayadii waa laga qaadayaa iyo qawaamadii)

6. in laga qaado masuuliyada ay aabayaasha ku leeyihiin caruurtooda gaar ahaan gabdhaha

7. in dumarka ay xur yahiin marka laga dhinto ama la furo taasoo micnaheedu tahay inaanu cido laheyn

8. in gabadhu isguurin karto waxna guurin karto waxna furi karto

9. in iskuulada lagu dhigo waxa la xariiro galmada iyo isticmaalida kondomyada ama cinjirka galmada

10. in lasiiyo dumarka maqaam diimeed oo lamid ah kan raga sida iney masaajid imaam, qadiin iyo muadin ay ka noqon karaan

Siyaasadaan iyo qodobadaan ay an sixiyeen wasiiru ku sheega somaliya waxey been ka sheegeysaa shareecada islaamka oo ay ku tilmaameyso in ay tahay marjiciyadeeda iyo meesha ay u noqoneyso iyada oo qaladaad kasoo horjeedo shareecada ay ka buuxaan. ayey waxey leedahay marjaceygu waa shareecada islaamka.

Wlhi waa yaaaab dadkaan hadaaan simideysan la isaga qaban waraqahaan cidii gacantooda KU qoray iyo kuwii ansixiyay umada aan laga qaban xil iyo masuliyad ba galan asal ahaan dad kaan cidii waraaqaha u soo dhiibtay waakuwee qof islam ah 2 nin iyo 2 naag ha is guursadaan madhahaayo iyo dhalmada halayareyo diinta waxey kaqabto waanwada ognhy makulatahay somaliya markii qarax iyo dagaal lagu laywaayay in loola yimid diinkabax CAD wlhi wlhi hadaaan laga wada hadlin shareeco ugafkaan ogoow ilaahey diintiisa dad kaa qeyr bdn o udamqanayo ukansana fitnadey geystaan na waa mid nawada tawaneysaa ﴾ وَاتَّقُوا فِتْنَةً لَّا تُصِيبَنَّ الَّذِينَ ظَلَمُوا مِنكُمْ خَاصَّةً ۖ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّـهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ ﴿٢٥﴾

Daawo Culumadda iyo Odayaasha Soomaaliyeed oo si adag uga jawaabay Xeer ku sheega golaha Wasiiradda ansixiyeen ee Isguursigga Ragga qaniisiinta iyo qodobo laga argagaxay ?


thumbnail Title: dowladda somalia oo ansixisay in raga qaniisiinta is guursan karaan qodobo laga argagaxay ?
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-29T19:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
dowladda somalia oo ansixisay in raga qaniisiinta is guursan karaan qodobo laga argagaxay ?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 29, 2016 and have 0 comments