dumarka meesha ugu macaan ee laga taabto

Qaaradaha kala duwan ee caalamka ayaa waxa la galaa xiliyo kala duwan sida guga, dayrta, xagaaga iyo jiilaalka. Qof walibana qabowga uu dareemo waxa ay ku xiran tahay meesha uu joogo xiliga xaggaaga. Isbadelka jawiga iyo cimilada caalamka oo baryahan dambe dhacay ayaa waxa aad qabow looga dareemay meelo badan oo caalamka ka mida ah sida Hargeysa.
Xiliga jiilaalka ee qabowgu aad u sareeyo ayaa qof kastaa waxa uu jecel yahay in uu sariirta si dhaqso ah uga soo degin. waana xili lamaanahu aad uga helaan.
Waxa dhawaan lagu sheegay maqaal ku soo baxay jariidada la yiraa perception in ragu ay aad u xiiseeyaan dumarka jirkooda xiliga jiilaalka ee qabowga lagu jiro. Xiligaas oo dumarka jirkoodu ka qarsoon yahay ragooda, sabatoo ah dumarka oo dhar badan ka xirta dhaxanta dhacaysa.
Waana waqti uu ragu u arko haweenka jirkooda mid raaxo ah. Sidaa darteedna ay haboon tahay in haweenku jirkood aad uga shaqeeyaa xiliga jiilaalka.
Laakiin xiliga xagaaga ee kuleelku dhacayo oo haweenku jecel yihiin dhar khafiif ah ayaa waxa badan cambaaraynta raga.
Hadaba si aan loo kala caajisin ayaa Allsiyaasad.com waxa ay idiin haysaa arimo kor u qaadaya xiisahiina jacaylka, kuwaas oo ah:
Iskululeeya – Waxa aad si degan qoorta uga afuuftaa lamaanahaaga,dhegaha iyo dhinaca gudaha ee cajirka. Ama waxa aad cabtaa wax kulul sida shaah inta aanad hoosta ka soo galin lamaanahaaga oo aanad dhunkasho ku bilaabin.
Jirka jirka saara – Xiliga ciyaarta raaxadu socoto ayaa waxa haboon in labada jir isa saaran yihiin taas oo kor u qaadaysa dareenka iyo xaraarada.
Meel cusub – Marka aad joogtaan gurigiina ee aad dhaqanaysaan dharka ayaa ah meel kulul, markaa is daneeya oo isu soo dhawaada.