fariimo jacey cusub 2016

fariimo jacey cusub 2016

ida aan la socono Kala dheerida marna makala saarto wadnayaal iyo qalbiyaal is daneeya inkastoo lagu qarash gareeynin waqti badan oo aynu u wadaqaadano si wadajir ah , marwalibana waxa aad ku taallaa qalbigayga iyo maskaxdayda oo la’aantaa mashaqeeyo howlna ma qabto adiga un baan ku eegayaa,
Lakin iskuma dhawin maxaa yeelay masaafada inoo dhaxeysa , xitaa meyl ahaan ma iskusoo dhawin balse fariimaheena ayaa taabanaya qalbiyadeena is tabibideenana waxa ay nagu keentaa dhoola cadeyn aan dhamaad laheyn,
Mar walba Waxa aan u fekernaa habeen kasta inta aanan seexan; waxaanu qiyaasnaa in aan isla joogno uuna jirkeenu istaabanayo oo qoortaha aanu iska taabanayno waxaanu u dhacnaa hurdo sidaasi waxa ayna inaga caawisaa in aan hurudno.
Ugu danbeeyntii Dhibmalehan sida aanu u kala dheernahay , qalbiyadeena ayaa israacsan waxa aynu nahay labo ruux oo isaga dhaw carabka iyo ilkaha oo ah labada iskugu dhaw aadmiga.


thumbnail Title: fariimo jacey cusub 2016
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-12T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
fariimo jacey cusub 2016



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 12, 2016 and have 0 comments