Farmaajo Oo Fariin Muhiim Ah u Diray Kooxda Xasan Sheekh

Farmaajo Oo Fariin Muhiim Ah u Diray Kooxda Xasan Sheekh

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka haatanna ah musharax madaxweyne ayaa fariin cajiib ah usoo diray kooxda Madaxweyne Xasan Sheekh taasi oo ku saabsan doorashooyinka la filayo in dnalka ay ka dhacaan.


Farmaajo ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay eegayaan waxa hadda ay wadaan kooxdan, wuxuuna sheegay in Xasan Sheekh Labo arrin mid noqon doono.


1- in xilka uu ka dego isaga oo shacabka dhan ay naceen.

2- in xilka uu ka dego isaga oo la amaanayo sida Sheekh Shariif.

Farmaajo ayaa u sheegay Kooxdan inay u istaagaan sidii ay doorasho xalaal ah ku dhici lahayd, haddii ay rajao qabaanna ay qeyb ka noqdaan tartamada socda, ama kuwa imaan doona.



thumbnail Title: Farmaajo Oo Fariin Muhiim Ah u Diray Kooxda Xasan Sheekh
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-21T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Farmaajo Oo Fariin Muhiim Ah u Diray Kooxda Xasan Sheekh



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 21, 2016 and have 0 comments