Gabar ayaa ii sheegtay inay biyo tuurto

wxan donaya inan ogado gbr sxib ty ah ayaa wxy itiri waxan isku arkay wax ibi u eg oo cad misana ar carfayn aana uryn oo mesha kadida markasta iga socda 


waligeedna ma aysan gursan waa 17sano jir mrka wxn donayaa inan ogado wxs wxy yhiin mhdsnid

jawaab

haddii waxa ka soo baxo ay la socdaan raaxo ama kacsi waxaa la dhihi karaa gabadhan waa naagaha biyaha soo tuuro xiliga galmada, 


way jiraan naago noocaas ah.