Gabar ayaan jeclahay waanna ka xishoodaa

Gabar ayaan jeclahay waanna ka xishoodaa

Gabar ayaan jeclahay waanna ka xishoodaa

Asc waan idin salaamay dhamaantiin magaceeygu waa hassan nuur waxaan ahay wiil soomaliyeed waxaa jiraa 19 sano gabar ayaa jeclahay waan ka xishootaa gabarta saaxiibo fiican waan nahay marka maxaa sameeyaa ila taliya

jawaab


ugu horayn waan idin slmy dhaman asxbta iyo masuliyinta websiteka
salaan kadib waxan kugula talin lahaa hadaad dhab u jeceshahay gabadha dag dag ugu sheego

hadii kale nin kale ayaa kaa guursanaayo gabadha



thumbnail Title: Gabar ayaan jeclahay waanna ka xishoodaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-23T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar ayaan jeclahay waanna ka xishoodaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 23, 2016 and have 0 comments