Gabar ayaan jeclhahay telka igama qabato

Gabar ayaan jeclhahay telka igama qabato

Gabar ayaan jeclhahay telka igama qabato

waxaan jeclhay gabar ayduna waxey dhibstaa wicidan waco mar kastana mashqula ahay ee ku heysaa maxaa xalo isneysan

Jawaab

gabadha saan ka dareemeyno hadalkaaga ayada kuma jeclo

ee ha niya jabin dadaalkaaga wad u samey wax yaabo ay jeceshahay oo soo jiidasho leh

sida inaa magalada u wado maqaayad geyso wax isla soo cuntaan

ayadaa si tartiib tartiib ah kuu soo jeclaan doonto

markaad dadaalkaaga sii laba laabto uusan ku ekaan teleefon bas


thumbnail Title: Gabar ayaan jeclhahay telka igama qabato
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-23T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar ayaan jeclhahay telka igama qabato



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 23, 2016 and have 0 comments