gabdhaha qooqa badan

gabdhaha qooqa badan

Daraasad cusub ay soo saartay University of British Columbia ayaa lagu sheegay in nimanka islawaynada ku jirta ay yihiin kuwa ugu badan ee aan qacnin karin xaasaskooda,

daraasada ayaa sheegtay in islawayninka uu sabab ka dhigayo in raga la soo sheegay aysan sii wax ahmiyad ah dhanka galmada iyaga oo ka soo qaada wax iska fudud. Jessica Tracy

From UBC’s Dept. of Psychology ayaa sheegay in wajiga farxada iyo dhoola cadeeska leh ay aad u jecelyihiin dumarka, waxayana kamid tahay wax yaabaha lagu soojiito

dumarka. Dumarka ayaa ah kuwa jecel dhanka madadaalada iyo maa waylada waana kuwa ugu badan ee raadiya farxada nolosha, sidaas darteed daraasada waxay sheegeesaa in nimanka aadka ufarxada iyo kaftanka badan ay yihiin kuwa inta badan xasuus ku reeba xaasaskooda.

inkastoo daraasataan cusub ay ka hor

imaaneeso daraasad ay hore usameesay jariidada lagu magacaabo jurnal American Psychological Association Emotion taas hore u sheegtay in naagaha ay

aad uga helin nimanka dhoola cadeeska badan iyada oo sheegtay in ay dumarka ka helaan nimanka heybad iyo awood.


thumbnail Title: gabdhaha qooqa badan
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-19T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
gabdhaha qooqa badan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 19, 2016 and have 0 comments