Goormay soo bilaabatay galmada dambeedka dumarka

Buugga lagu magacaabo (Rujuuc shaykh ilaa sibaah) waa buug ka hadlay galmada nooyadeeda oo dhan, waxaa la qoray buuggan 500 sano ka hor waa buug aad u daran waxaa ku soo aroortay sheeko ku saabsan galmada dabda, shkeekadaas oo ah sidatan, nin ayaa naag u tagay marka uu ka dhamaystay galmada, naagta ayaa istaagtay iyadoo qaawan waxay lahayd futo aad u weyn iyo moxog dhuuban, 

ninkii markuu arkay aad buu u kacsaday mar labaad, waayo raga aad bay ugu kacsadaan barida dumarka oo weyn, marka uu kacsaday ayuu naagtii u orday wuxuu ka shumiyay barida, way qososhay waxay ku tiri waligaa ma wastay futo? wuxuu ku yiri haa waxay ku tiri qaababka loo cuno gadaal ma taqaanaa? waxay wuxuu yiri waan iska samayn jiray mana weyddiin jirin qaababka loo cuno gadaal, waxay ku tiri waxaa jira qaabab badan dhammaanna waan kuu samaynayaa, markaas ayay naagtii foorarsatay inta duleelka dabadeeda qoyaan marsatay waxay tiri gadaal iga soo mar futada iga gali ninkii sidaas ayuu sameeyay ilaa uu biyaha ku shubay haddana qaababka kale ayay tustay waxay tiri kuuntada iga was, qaababkan iyagoo faahfaahsan waxay ku jiraan buugga aannu soo sheegnay, taas waxaad ka fahmaysaa naago inay jiraan oo dabada ka kacsado oo jecel in gadaal laga maro, gabdhaha gadaal dhiibto inta badan waa naago yaraantooda la soo baray galmada gadaal, 

waxaa su’aal mudan naagta haddii gadaal loogu tago miyay u baranaysaa galmadaas malaga yaabaa inay ninka ka dalbato gadaal inuu ka soo baro, buugaagta ka hadashay waxay sheegaan in naagta marka hore xanuun ay kala kulmayso marka ay dhowr jeer arintaas samayso ay la qabsanayso marka ay ku raaxaysanayso xanuunkaas, 

dumarka guurdoonka yurub ku nool waxaa la sheegay in nimanka marka ay guursanayaan ay ka dalbaan inuu gadaal ka isticmaalo, haddii uu ninka gadaal ka galiyo waxaa la dhahay si degdeg ayay ugu soo dhamaynaysaa visaha, 

marka waxaad fahmi kartaa bulshada soomaali inay is baddashay oo ay raacdeen bulshooyinka kale oo ka duwanaa dhaqan ahaan, soomaali ma aha dad galmada futada samayn jiray dhaqanna uma lala, waxaa la maqli jiray marmar raga dabada laga waso oo qaniista ah kuwaasna ma badnayn bulshada soomaali aad bay ugu liiteen, dhaqanka dadka wuu is rogaa marka dad kale la dhexgalo

laakiin ogoow galmada dabada waa xaaraan allah swt kaa xarimay

galmada dabada cuduro badan ayaa laga qaadaa waliba