habka gabdha loo shukansado

habka gabdha loo shukansado

Waad Heli Kartaa Gabadh Qurux Badan Oo Ku Jecel Haddii Dabeecadahan Qalafsan Aad Iska Badasho,,Waa Hubaal Inaad Heli Doonto Gabadh Wanaag Oo Dhan Ku Dhamaaday Quruxna Ilaahay Siisay Haddii Dabeecahan Aad Iska Badasho Oo Aad Noqoto Qos Wanaagsan Oo Dadka Oo Dhan Jecel Yihiin Hoos Ka Akhri Dabeecadaha Aad Badalaysi

1:jooji Isla Weynida Iyo labiska Xad Dhaafka ah ninka labiska badan habluhu istus ayay u aqaanan kamana helaan

2:jooji sogaar cabida iyo balwada oo dhan

3:dar ilaahay salaada u tuko ilaahayna weydiiso inuu sowjad saalixa ku siiyo

4:jooji inaad macno daro gidaarada ama darbiyada u taagnaato

5:Qosolka badi dhoolo cadeyn samee markaad dadka salaamaysid gaar ahaan hablaha

6:iskuday inaad ka ag dhawaatid goobaha diinta lagu dhigta sida machadada shareecada islaamka lagu barto oo oo gabdho wanaagsan laga helo

7:Socodkaaga Wax Ka badal haddii Si action ah aad u socon jirtay sida dadka u soco oo jooji

8:Timaha Sida Dadka Wanaagsan u jaro ama u xiiro oo dhan xiir ha noqon intaas kadib adaa arki doona wax e

waa hubaal adigoo intaas arrimood buuxiyay haddii aad gabadh qurux badan oo diinleh aad shukaanso is dhahdo si aad u guursato in ay ku yeeli doonto oo ay ku jeclaan doonto insha allah


thumbnail Title: habka gabdha loo shukansado
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-16T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
habka gabdha loo shukansado



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 16, 2016 and have 0 comments