Ilamaha oohinta badan maxaa u keena

Ilamaha oohinta badan maxaa u keena

Ilamaha oohinta badan maxaa u keena

Waxaan ku arkay cunugayga oohin badan, siba marka meel aan u kexeeyo warka dadkana markuu maqlo wuu ooyaa, 


xanaanqiisana wuu badan yahay, 


wax xanuun ah ma qabo, talo ayaan dinka rabaa walaalayaan aadna waad u mahadsan tihiin


JAWAAB TA Talooyinka caruurta, 


ilmo waxaa jira cabsado marka ay tagaan meel ayna aqoonin, 


sidoo kale waxaa jira marka cunugga meel qura lagu hayo oo uuna dadka dhex galin wuxuu la soo baxaa cabdi gaar ah, 


marka uu dad kale arko wuu ooyaa


farxiyo kabayare iyo cunugeeda

thumbnail Title: Ilamaha oohinta badan maxaa u keena
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-24T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ilamaha oohinta badan maxaa u keena



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 24, 2016 and have 0 comments