Maxaa keena Gogol Dhaafka La sameeyo (Sir Muhiim ah Oo aan helnay )

Maxaa keena Gogol Dhaafka La sameeyo (Sir Muhiim ah Oo aan helnay )

Daraasad warbaahinta arimaha bulshada ee shumis.net sameysay ayaanu ku soo helnay arima badanaa keena Gogol dhaafka Ragga ama Dumarka ku dhaqaaqaan.

Marka gogoldhaafku waa wax aad u xun oo bulshada dhib weyn u keenaya, waxaan rabnaa inaan soo koobno sababaha keeni kara gogoldhaafka

1-Alla ka cabsi la’aan 

2- ninka iyo naagta aan isku kalsooneyn

3- lamaanayasha aan midba midka kale jacayl u haynin ama baahitirikarin

4- naagta iyo ninka inay kala fogaadaan muddo badan

5- ninka ama naagta oo fududaysta dad kale inay laa saaxiibaan oo sirta u sheegtaan

6- isfahan la’aan galmo soo dhexgasha ninka iyo xaaskiisa

7- labadooda oo aan isu qalmin oo dan gaar ah ay isu guursadeen
Marka sababahaan ayaa ka mid waxyaalaha keeni kara gogoldhaafka waxaa ugu weyn midda hore, haddii qofka uu yahay mid Alle si dhab ah uga baqaya way adagtahay inuu gogoldhaaf sameeyo.

Haddaba Akhriste hadii sirtan qodob ka mid ah ku saameynayo hadaba faraha kala bax arinta Guurka si aadan ugu dhicin Gogol dhaaf Allaah xaaraan ka dhigay.






thumbnail Title: Maxaa keena Gogol Dhaafka La sameeyo (Sir Muhiim ah Oo aan helnay )
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-01T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaa keena Gogol Dhaafka La sameeyo (Sir Muhiim ah Oo aan helnay )



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 01, 2016 and have 0 comments