Naas weyn iyo mid yar kee jeceshihiin?

middaas waxay u noqonaysaa nafsiyaadka ninka ninba wax buu ka helaa nin waxaa jira jecel naas weyn nin  midka kalana maba jecla naas weyn bal hadduu arko naas weyn kacsigaaba ka tagaya.

waxaa muhim ah inuu meesha wax ku yaallaan ee eeysan ahayn dhul garoon ah, waxaa kutubta taariikhda ku qoran in Xajjaab bin Yuusuf wiilkiisa u rabay gabar qurux badan loo guuriyo wuxuu u diray nin khabiir ah ninkii ayaa soo laabtay wuxuu yiri waan soo helay naagtii aad ii dirtay laakin naasaha ayay ka weyntahay Xajjaab baa markaa yiri 


Naag quruxdeeda ma dhamaystiranti markii ay naaso weyn leedahay mooyee, marka sida nimanka ay u badan yihiin waa naaso waaweyn , niman way jiraan jecel naaso yaryar laakin waa yaryihiin