Nin aanan rabin baa la igu dari rabaa

Nin aanan rabin baa la igu dari rabaa

Nin aanan rabin baa la igu dari rabaa


Aniga waxaan ahay gabar wali la guursan waxaa la i siiyay wiil qaraabo nahay, 

waa la igi dari rabaa anigana ma arbo maxaayeelay qaabkiisa kama helin maxaad igula talin lahaydeen walalayaan aad baad u mahadsan tihiin

Jawaab 

walaal waalidka kulama jecla marnaba wax adiga dhibkaaga ah

wiilkaaga la tasho u sheeg wiilka dabeecadaha aad ku neceyso iyo waxaad ka baqeyso hadaad is guursataan inuu dhib ka yimaado

wiilka haduu fiican yahayna sifiican u baro oo lasoco marka hore lasheekeyso haduu wanaagsan yahay guurso oo ahlu diin yahay

haduusan wanaagsaneyn waalidkaaga waan hubaa waalid cunugooda meel bohol kuma ridaayaane la tasho mar walbo



thumbnail Title: Nin aanan rabin baa la igu dari rabaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-24T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nin aanan rabin baa la igu dari rabaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 24, 2016 and have 0 comments