nin jibiyas saacad qaali oo qadiimi ah oo taalay museum iyo ninka oo lagu dhagan yahay

nin jibiyas saacad qaali oo qadiimi ah oo taalay museum iyo ninka oo lagu dhagan yahay

nin jibiyas saacad qaali oo qadiimi ah oo taalay museum iyo ninka oo lagu dhagan yahay

ninkaan ayaa ku xad gudbay shuruucda u dagan museumka oo ah inaan la taaban qalabkaan qadiimka ah qaaligana ah balse ninkaan ayaa ku xad gudbay shuruucdaas kadib markuu sameyay inuu taabtay ama soo qaaday sacadaan

balse nasiib dari ninkaan ayaa ka fakatay sacadii qadiimka aheyd kadibna sacadii ayaa kala jajabtay 

ninkaan ayaa lagu dhagan yahay hadana loo heystaa inuu bixiyo lacag dhan balaayiin dollar

ninkaan ayaa gadaal ka shalaayay kadibna wuxuu weydiisanaayaa cafis dag dag ah

laakiin ilaa hadda waa lagu dhagan yahay abaa

riix halkaan ka fiirso waxa meesha ka dhacay




thumbnail Title: nin jibiyas saacad qaali oo qadiimi ah oo taalay museum iyo ninka oo lagu dhagan yahay
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-06T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
nin jibiyas saacad qaali oo qadiimi ah oo taalay museum iyo ninka oo lagu dhagan yahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 06, 2016 and have 0 comments