Qiso cajiib ah oo naxdin badan murug wadaato

Qiso cajiib ah oo naxdin badan murug wadaato

*** Qiso cajiib ah oo naxdin badan murug wadaato *****
Waxaaa jiray wiil yar oo caadil la yiraahdo ayaa wuxuu ku noolaa nolol aad uu qaraar oo xumaaan badan buu ku noolaa qabrada buu caabi jiray hablaha ayuu ka tuman jiray fasahaad badan buu ku noolaa gabdhaha ayuu meelahaa ku ugaarsan jiray waxa uu maalin helay gabar la yiraahdo Rabaab oo ardiyad ah oo jaamacada dhigataa ayuu helay telfoonkeedii buu helay wuu uu telefooniyaay wuu la hadlay sii wanaagsan beey uu sheekeesteen Gabdhaha intaa uu sidaan oo kale laa hadlo ayuu meel ku balamin jiray ayaa xumaan lagu sameeynaayay gabadhaan ayada wey qashiftay oo tiri maya i argi meysid telefoonka aan weligeey ku sheekeesano lacag badan beey telfoonka kaga dhameeysay maalin waalba waa uu sheekeesaa bes lkn inuu laa balamo weey iskaa diiday
Markii danbe wuxuu ku yiri inaa ku guursado ayaa rabaa xumaan maa rabo waxaas ayuu ku dul aqriyay waxa uu ku yiri guriga aan ku diyaariyaay iyo alaabtaa aan iibiyaay kaalay soo arag hadaad beenteey moodeesid waxa uu wadaba weey soo jilicday gabadhii wuu uu dhartay wuxuu ku yiri Walahi Cadiim inaaan xumaan rabin hadalkaaga wuxuu uu egtahay naag caqli badan bes waxa rabaa inaa ku guursado gurigana soo arag maalin subaax ah gabadha kulyada ayaay dhigataa jaamacada aabaheed ayaaa subixii sii qaada duhurkiina soo qaado saas ayay ku noloshahay aabaheedna waa oday aad uu daran oo kulkulul yahay
Rabaab subaxdii markii odaygaa meeshii dhigay ayaay kula balantay inaankii ku tiri kaalay meeshaas igu imaaw jaamacadii horteeydaa meeshiii buu ugu yimid wuu ka xeeyay meeshii buu la tagay guri buu tusay oo kireesteen asaga iyo asxaabtiisa qaar beey asxaab yihin gurigiii buu tusay waa kan adigaa iska leh gurigaan xumaamka iga badal dhahdid waa kaa badalaaa balaa balaa balaa ayuuu ku yiri gabadhiii gabadhii wuxuu wadaba wuu ka tunday bes wuxuu ku yiri sharaab baaan inoo soo qabaan sii yara joog gurigii ayuu kor igu qofulay wuu baxay
Baabuurkiisii buu ka xeeystay siii xun buu u waday ha iga habsaamin beey tiri Aaabaheey baa isoo doonaaaye waqtigiii uu imaanaayaay ayaaa soo dhaw xoog ayuu uu waday qalad ayuu galay waa la qabtay traffic kadii ayaa qabatay weeey kaa xeeyeen baabuurkiii baa lagu riday waa la xiray furuhii asaga ayaa haayo gabadhiina meeshii ayay ku jirtaaa Mid sxbkiiis ah oo asagana furuhaa heesto asaguna gabdhahaa soo ugaarsada oo meeshaaa keena ayuu u telefooneeyeey waxa uu ku yiri war heedhe gabar baan ka tuntay oo ceyn kaas ah gurigiii baan intaan ku xiray aniginaa waa leey xiray iyadana aabaheed ayaa uu imaan rabee jaamacadii ayaay aadeeysaa ee orod ka fur albaabka Waa isaa soo daayaay kiina albaabkii ayuu yaraa garaacay gabadhii waxay ku ooneeysaa alla aabaheey ayaa imaanaayaa alla maxaa ii haleeyay waqtigiiii waa laa garaay saas ayaa ku ooneeysaaaa albaabkiii wuu ka furay wiilka
Xaamid ayaa laa dhahaa markuu ka furay muxuu argayba waa walaalshiis Gabadha oo saxiibkiisa la tuntay waab walaalshiis Xagii ayuu naxdin iyadiina naxdin markaas ayuu yiri maa xumaan ayaad keentay kaaraamadeeydiii ayaa meel ugu dhacday sharafteeydii ayaa ku ciyaartay tiimihii ayuu kaa jiid jiiday halkii mindi ku galiyaay sidaas ayuu ku dilay walaalshis maah maah ayaa aheyd god qiyaano haa qodin hadaad qodina haa dheereen ku dhici doontaa lama ogee yacni is ilaali hadaad walaalkaa god u qodid ha u dheereen waxa laga yaabaa inaad adigana ku dhacdide waxa uu gabdhaha kale la rabay walaalshiis ayaa lagu soo riday godkii ugu danbeeyntiii iyadii ayuu dilay I laahayooow naa hanuuni aamiin oo soo hanuunii intii hanuun uu bahaan oo dhan aamiin 



thumbnail Title: Qiso cajiib ah oo naxdin badan murug wadaato
Posted by:galmada Net
Published :2016-06-17T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qiso cajiib ah oo naxdin badan murug wadaato



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at June 17, 2016 and have 0 comments