Qof ayaan rabaa inaan guursado laakin waa xanaaq badan yahay

Qof ayaan rabaa inaan guursado laakin waa xanaaq badan yahay

Waxan isbaranay wiil aan isla joogno yurub aad baan u sheekaysanay waxaan rabaa inaan ia mehersano, 

waa nin deeqsi ah oo qurux badan lakin dhibka jira baa wuxuu yahay waa qof xanaaq badan oo wax yar yar ayuu ka xanaaqayaa, 


laakin waa qof qalbi fiican oo niyad wanagsan, waxan ka baqayaa marka aannu isla aqalgalno inaan iskeeni weyno walalyaalow ila taliya maxaan sameeyaa

Jawaab

u sheeg walaal tabeecadaas aad ku nacday haduu iska badali waayana aad kala tagi doontaan

haduu ku guuleysto inuu is xakameeyo uu xanaaqaan joojiyo guurso hadii joojin waayana iska diid kaas

waxa laga yaabaa markaad isguursataan inuuba ku dilo